Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'ado Ku Baaqay in Soomaaliya Laga Cafiyo Deymaha


In ka badan 30 ka mid ah hey’adaha gargaarka caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen Isniintii shalay, ka hor shirka London ee gar-gaarka bini'aadannimo waxay ku baaqeen in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay, si dowladda ay u hesho lacago ay ku abuurto dhul xasiloon oo maal gashi lagu sameysan karo.

Qoraalkaa oo si weyn ay Soomaalidu u soo dhaweysay, ayaa wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed waxay wax ka weydiisay, Aaden Mataan oo ka mid ah dhalin yarada magaalada London, madaxna ka ah urur dhalin-yaro oo la yirahdo ATM.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG