Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland, DP World Iyo Itoobiya oo Heshiis ka Gaarey Dekadda Berbara


Berbera Port
Berbera Port

Heshiis saddex geesood ah oo dhex maray maamulka Somaliland, shirkadda DP World iyo Itoobiya, ayaa maanta lagu saxiixay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Heshiiska 51% saamiga horumarinta dekedda yeelanaya shirkadda DPW, 30% waxaa yeelaneysa Somaliland, halka 19% ay yeelaneyso dowladda Iboobyia.

Inkastoo oo horey uu jiray heshiiskan, ayaa haddana madaxweynaha cusub ee Somaliland, Muuse Biixi, waxa uu soo jeediyay in dib loo eego, mana cadda is baddal haddii lagu sameeyay iyo in kale.

Wariyaha VOA, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Heshiiska shirkadda DP, Somaliland iyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00

XS
SM
MD
LG