Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in xaalad adag oo biyo yari ahi ay ka jirto magaalooyinka qaarkood iyo dhulka baaddiyaha ah, ayna ku talo jirto mustaqbalka dhow in dadka qaarkood loo sameeyo biyo dhaamin iyo ceelal qodis si looga hortago dhibaato ka dhalan karto biyo la’aan.

Wasiirka Khayraadka iyo biyaha Soomaaliya, Saalim Caliyow Ibrow, ayaa u joogo magaalada Washington shir sanadka sanadlaha ah ee arrimaha tamarta dalalka Africa ( Power in Africa) waxuuna Sahra Cabdi Axmed uga waramay caqabadaha xagga biyaha iyo tamarta ee haysta Soomaaliya iyo wasaaraddiisa waxey ka qabanayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:53 0:00

Qeybta labaad ee wareysiga ka dhageyso hoostan:

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG