Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Maxkamadda Sare oo Ayiddey Guushii Aaden Barre Ducaale


Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa laashay tallaabo maxkamadeed oo siyaasiga Faarax Macallim uu ku diidanaa ansxanimada doorashadii kurisga magaalada Gaarsia oo hore loo sheegay inuu ku guulaystay Aadan Barre Ducaale.

Maxkamadda sare ayaa ansixisay doorashadaasi waxayna sheegtay inaysan dhicin wax is-daba marin ah. Warbixintan waxaa magaalada Nayroobi nooga soo diray Khadar Maxamudu Xareed.

Maxkamad xugmisey guushii Aaden Barre
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:24 0:00

XS
SM
MD
LG