Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo ka Tiiraayeysan Geerida Axmed Xasan Colaad


Idaacadda Codka Mareykanka, gaar ahaan qeybta Soomaaliga ee VOA Somali Service, ayaa ka tiiraayeysan geeridii ku timid ALLAHA u raxmadee Axmed Xasan Colaad, oo ahaa wakiil wareedkii VOA ee magaalada Muqdisho. Colaad, ayaa Muqdisho ku dhintay habeenkii Jimcaha ee 23-kii Febraayo 2017.

Haddaba, qeybtan hoose waxaad ku maqli doontaan madaxa laanta afka Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow iyo qaar ka mid ah shaqaalaha VOA ee Washington oo ku hadlaya dhammaan magaca shaqaalaha VOA oo ka tacsiyadeynaya geerida Colaad.

ALLAHA U Raxmado AXmed Xasan Colaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:55 0:00

XS
SM
MD
LG