Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Midowga Afrika oo ka Hadlay Doorashadii Jabuuti ka Dhacdey


Gudida Midowga Afrika ee goob joogga ka ahaa doorashadi baarlamaanka ee Jabuuti ka dhacdey Jimcihii, ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey war bixinta ay ka soo saareen qaabkii doorashadu u dhacday.

Guddiga ayaa ka koobnaa 38 xubnood oo laga so xuley 22 dal oo Afrika ah. Waxa ka mid ah guddigaasi xildhibaan Idris Cabdi Dhakhtar, oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya. Weriyahayaga Ramadaan Muuse ayuu uga warramay qiimayntiisa doorashadii dhacday.

Falcelinta Midowga Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

Haddaba dhalliilaha la sheegay in lasoo jeediyey ee ku saabsan inay goobaha tirinta codadka wada joogeen wakiillada mucaaradka iyo talobixinta ku saabsan samaynta guddi madaxbannaan oo doorashao ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystay wasiirka caddaaladdda ee Jabuuti, Muumin Axmed Sheekh, oo sidoo kale ah sii-hayaha wasaaradda arirmaha gudaha.

Falcelinta Jabuti1
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG