Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka: 3 Shabaab ah Ayaan Duqeyn Ku Dilney


Saddex ruux ayaa ku geeriyootay duqeyn xalay ka dhacday tuulada Bangeeni oo 8 KM dhanka galbeed kaga beegan degmada Jamaame ee gobbolka Jubbada Hoose.

Mareykankana waxa uu sheegay in uu duqeyn ku diley seddax ka mid ah maleeshiyaadka meel ku dhow degmada Jilib 19kii bishan Febraayo. Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nayroobi.

Duqeyn ka dhacdey Jubbaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:23 0:00

XS
SM
MD
LG