Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nolasha Haweenka Soomaalida Denmark oo la Dhaliiley


denmark
denmark

Warbixin gaaban oo uu mid ka mid ah telefishinada dalka Denmark ka sameeyey kulan ay lahaayeen haweenka Soomaaliyeed ee degmada Odense ee dalkaasi, ayaa dhaliyey hadalhayn badan oo ay qayb ka noqdeen siyaasiyiinta dalkaasi oo uu Raysal Wasaaruhu ka mid ahaa. Telefishankan ayaa su'aalo weydiiyey haweenka qaar, hasa ahaatee ay jawaabtoodi noqotey mid ka mid ah sheekooyinki qabsadey warbaahinta dalkaas maalmahaan.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixin arrintaas ku saabsan inoo haya.

SOMALI WOMEN IN DENMARK
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00

XS
SM
MD
LG