Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Maxkamad Dil ku Xukuntay Sarkaal Ciidan


Muqdisho
Muqdisho

Maxakamadda darajada 1-aad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta dil ku xukuntay gaashaanle sare Cabdinaasir Xoosh oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidamada badda.

Xoosh ayaa lagu heley dambi ah in uu dil bareer ah uu hore ugu geystay gudaha dekadda Muqdisho abaanduulihii ciidanka badda Soomaaliyeed Siciid Aadan Yuusuf (Siciid Mariino).

Axmed Xassan Colaad ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Maxkamad xukuntay eedeysane
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG