Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: 40 Shabaab ah oo Dowladda Isku-dhiibey


Ciidamo Kenyan ah oo gaaf wareegaya gobolka Xeebta Kenya

Illaa iyo 40 dhalin yaro ah oo ka tirsanaa ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya kana soo jeeda gobalka xeebta ee dalka kenya ayaa laamaha amniga ee gobalkaasi isu soo dhiibay.

Dowladda Kenya ayaa horey cafis ugu fidisay dhalin-yarada shabaabka ku biiray haddii ay isga soo laabtaan, tiradanna waxey noqoneysaa maleeshiyaadkii ugu badnaa ee Shabaab ka tirsanaa oo hal mar oo kaliya dowlada Kenya isku soo dhiiba.

Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan Gaarisa ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG