Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulamo ka tirsan koobka horyaallada qaaradda Yurub ee Eufa Champions League, ayaa Talaadada maanta ka dhici doona meelo ka mid ah Yurub.

Kulanka ugu xiisaha badan ee la sugayo waa kan dhex mari doona kooxaha Barcelona iyo Chelsea.

Naadiga Chelsea, ayaa gegedeeda ku marti galin doonta kooxda Barcelona.

Sidoo kale, kooxda reer Turki, Besiktas, ayaa la dheeli doonta kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalka.

Ciyaarahan, ayaa ah kuwa lugta koowaad ee wareegga 16-aad.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG