Magaalada Jabuuti waxa lagu soo gaba-gabeeyay shir dalalka IGAD ay isugu yimaaddeen, kaas oo looga hadlayay wax ka qabashada baahiyaha caafimaad ee qaxootiga ay qabaan. Warbixintan waxa soo direy Ramadan Muuse.

Facebook Forum