Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faarax Qare: "Heshiiskii Kalluumeysiga Wuxuu Ka Hor Yimid Xeerka Kalluumeysiga"


Faarax Qare
Faarax Qare

Dowladda Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira, ayaa sabtidii heshiis ku meel gaar ah ka gaaray, qebsiga dakhliga kasoo xarooda bixinta rukhsadaha kalluumeysiga. Khubarada dhinaca badda ayaa sheegaya in heshiiskaasi ay ku jiraan dal-daloollo isla markaana uu ka hor imanayo xeerka kalluumeysiga Soomaaliyeed. Jacfar Kukay ayaa arrintan ka wareystay Guddoomiyaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax-qare).

Dhageyso wareysiga

Wareysiga Faarax Qare
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00

XS
SM
MD
LG