Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiga Cabdul-Qawi, Madaxweynaha ICJ oo Dhammeystiran


Garsoore Abdulqawi

Maxkamada Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ, ayaa dhawaantan u dooratay in uu muddo seddax sano ah madaxweyne ka noqdo garsoore Soomaaliyeed, kaas oo lagu magacaabo Cabdul-Qawi Axmed Yuusuf. Wareysi gaar ah ayuu siiyay idaacadda VOA.

Wariyaha VOA, Sahra Cabdi Axmed, ayaa qadka telefoonka ee dalka Holland ku wareysatay garsoore Cabdul-Qawi.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG