Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhageyso Bar. Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 407-aad


Ku soo dhawaada barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo xilliyadan oo kale ka dhageysataan idaacadda VOA. Qeybtan waa qeybtii 407-aad, waxana soo jeedinaya Axmed Faarax Cali (Idaajaa).

Dhageyso Dhaqanka iyo Hiddaha 407
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:03 0:00

XS
SM
MD
LG