Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kolonyo AMISOM ka Tirsan oo Shabeellaha Dhexe Lagu Weeraray


Qarax miino ayaa maanta barqannimadii lala beegsaday kolonyo ciidamo Amisom ka tirsan oo marayay degaan lagu magacaabo Haan Sheekh oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar.

War sugan lagama hayo khasaaraha uu weerarka geystay, balse waxa jira warar sheegaya in mid ka mid ah gaadiidka Amisom ay waxyeelo gaaro gaartay

Nuur Xasan Bukhaari, ayaa qaraxan ka wareystay, Cabdiqaadir Aaden Jeelle, oo ah wasiirka amniga ee maamulka Hir-Shabelle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:23 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG