Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoraa Naciimo Qorane oo Maalintii 4-aad Hargeysa ku Xiran


Naciimo Abwaan Qorane oo ka mid ah hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa maalintii 4-aad ku xiran magaalada Hargeysa, kadib markii ciidamada Somaliland ay ka xireen garoonka Hargeysa xilli ay u safreysay magaalada Muqdisho.

Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa arrintan ka wareysatay, Abwaan Qorane Colaad Digaale, oo ah aabaha Naciima dhalay, kuna sugan magaalada Hargeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00


Dhageystayaal waxaa naga xusuusin ah inaan la xiriirnay booliska Soomaaliland, si aan xariggan wax uga weydiinyo, balse nooma suuragalin, sidoo kalena, maamulka Soomaaliland ayaan weli si rasmi ah xarigga gabadhan uga hadal.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG