Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibayaal ku Dhintay Xeebaha Yemen


Hay’addaha Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga iyo socdaalka ayaa maanta oo Jimce ah sheegay in 30 qof oo muhaajirin ah oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ah ay qaraqmeen, kadib markii dooni ay ka soo raaceen Yemen ay ku dagtay xeebaha Yemen.

Mukhallasiintii doonidan waday ayaa la sheegay in rakaabka ay rasaas ku fureen markii ay doonidu dagaysay. Warbixintan waxaa inoo haya Jacfar Kukay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG