Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Dhaqaalaha Adduunka oo Maalinkii 2-aad Galay


Magaalada Davos ee dalka Switzerland waxaa Maalintii labaad ka socda shirka caalamiga ahaa ee dhaqaalaha aduunka.

Shirka ayaa waxaa maanta oo Khamiis ah ku biiray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Mareykanka isagoo xil haya ka qeyb gala tan iyo sanadkii 2000 oo uu ka qeyb galay shirkaas madaxweynihii Mareykanka ee xillgaasi, Bill Clinton.

Ibrahim Xassan Daandureey ayaa wararkii ugu dambeeyay ee shirkan ka wareystay, Mustaf Bashiir Xaaji Goob Doon oo ah aqoon-yahan Soomaaliyeed oo muddo dheer Sweitzerland ku nool.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG