Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Filim Laga Sameeyay Weerar Shabaab ay Geysteen oo Abaal Marin u Sharraxan


Qaar ka mid ah jilayaasha filimka.

Filim uu soo saaray arday u dhashay dalka Jarmalka oo ku saabsan weerar lagu qaaday bas mararay Mandheera gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, sanado ka hor, ayaa u sharaxan abaal marinta loo yaqaan Oscar award.

Filimkan gaaban oo lagu magacaabo “Watu Wote” oo ah erey Sawaaxi ah, Af Soomaaligana ku noqoneysa “Dhamaanteen” waxa uu ka hadlayaa sida dadka Kenyanaka ee caadiga ah ay uga soo horjeesteen al-Shabaab.

Filimkan oo abaal marinta u sharaxan, ayaa lagu maamuusay todobaadkan Nairobi, waxaana warbixintan nooga soo dirtay wariyaha VOA Rael Ombuor, waa kan Xuseen Barre Aaden oo inoo soo jeediya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG