Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Farmaajo oo Dhagax Dhigay Dekadda Hobyo


Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, ayaa dhagax dhigay deked ay yeelaneyso degmada Hobyo.

Madaxweynaha ayaa intii uusan tagin Hobyo, waxa uu soo maray Cadaado oo odayaasha iyo dadka deegaanka uu u sheegey in xarrunta baarlamaanka ee Galmudug ay sii ahaan doonto magaalada Cadaado, halka golaha fulintana ay ku shaqeyn doonaan Dhuusamareeb.

Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Hobyo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG