Isku xirrada

War Deg-Deg ah

WHO oo Ku Baaqday Adeeeg Caafimaad oo Bilaash Ah


Agaasimaha ururka caafimaadka aduunka ee WHO, Dr. Tedros Adhanom, ayaa u sheegey 192-ka dal ee xubnaha ka ah ururkan in adeeg caafimaad oo bilaash ah oo dalalka dunida oo dhan dadku ay helaan ay tahay, midda kaliya ee suuragelin karta in dadka oo idil ay ku noolaadaan caafimaad iyo bad qab.

Wariyaha VOA-da Lisa Schlein ayaa warbixintan ka soo dirtay Magaalada Geneva halkaas oo uu ka socdo shirka Molaha Fulinta ee Ururka, waa kan Cabdixakiim Maxamuud Shirwac oo eegaya.

WHO oo dalbaneysa in la balaariyo caafimaadka aduunka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:21 0:00

XS
SM
MD
LG