Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo ka Hadlay Xaaladda Tukaraq


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shir ja’raaid ku qabtay Maaanta magaalada Hargeisa ayaa sheegay inuu jiro xiriir lookala dab qaaday oo dhex maray isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo ku daadan xal u helista Xiisadda dagaal ee ka dhex oogneyd Puntland iyo Soomaaliland.

Madaxweyne Biixi oo markii ugu horeysay shir Jaraa’id oo furan warbaahinta u qabtay tan iyo intii xilkaasi loo dhaariyay, ayaa dhinaca kale Shirkiisa Jaraa’id kaga hadlay, arrinta Saldhigga Miltary ee Imaaraadka ee Berbera, safaradii uu ku tegay dalalka Jabuuti iyo Itoobiya, sicir-bararka ka jira Somaliland iyo arrimo kale.

Wariyeheenna Barkhad Maxamud Kaariye ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.

Dhageyso Hadalka Muuse Biixi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

XS
SM
MD
LG