Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Ciidamada Heyganka ee Bariga Afrika oo Jabuuti lagu Soo Gunaanuday


Jabuuti waxa xarrumo ciidan ku leh dalal dhowr ah. Sawirkan waa xarrunta ciidamada ee Shiinaha ee Jabuuti.

Magaalada Jabuuti waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii 23-aad ee ururka ISAF, ee ciidamada heyganka ee dalalka Bariga Afrika.

Dowladda Soomaaliya ayaan ka qeyb galin shirkan, lamana ogga sababta ka danbeysa maqnaashaha shirkan. Ramadan Muse ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG