Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Q.M. oo Dalbatay 1.6 Bilyan oo Doollar oo Somalia lagu Gargaaro


Kulan

Qaramada Midoobay ayaa maanta codsatay in 1.6 bilyan oo dollar-ka Mareyka si wax looga qabto gargaarka Soomaaliya sanadkan 2018-ka.

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan garkaarka ee OCHA ayaa kulan maanta ka dhacay Muqdisho ka sheegay in 5.4 milyan oo qof oo Soomaali ah ay u baahan yihiin gargaar deg deg ah.

Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan ka soodiray Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG