Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Itoobiya oo Xabsiga ka Sii Deysay Maxaabiis Qaarkood ay Mucaarad Ahaayeen


Dawladda Itoobiya ayaa xabsiga kasii daysay hoggaamiyaha mucaaradka ee Oromo Federalist Conference, Merera Gudina, oo xabsiga ku jiray tan iyo bishii Novembar 2016-ka.

Gudina ayaa xilligaasi la qabtay isaga oo kaso laabtay Yurub waxaana lagu eedeeyey inuu xirir la sameeyey kooxo dawladdu ugu yeertay inay yihiin “argagixisio” iyo kuwo ‘nabadda liddi ku ah”.

Sii daynta Gudina, ayaa haddaba Xuseen Barre Aadan, waxa uu ka waraystay Cabdirashiid Shariif oo ka mid ah qurba-joogta dawlad goboleedka Soomaalida Itoobiya, kuna sugan dalka Jarmalka.

Maxaabiis Itoobiya laga sii daayay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG