Isku xirrada

Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyaadka al-Shabaab oo maalinkii 2-aad ku dagaallamaya Hiiraan


Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM iyo maleesiyaadka al-Shabaab ayaa maalinkii labaad ku dhex maraya degaanno ku yaalla waqooyi bari ee magaalada Baledweyne.

Dagaalladan ayaa billowday ka dib markii ciidamada iskaashanaya ay dhulka buuralleyda ah ee gobolka ka bilaabeen, howlgal ay sheegeen inay uga saarayaan al-Shabab.

Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan Baledweyne ka soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG