Isku xirrada

Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa xalay weerar ku qaaday degaanka Kutulo oo ka tirsan Gobolka Wajeer. Weerarkan ayaa la sheegay inaanu ka dhalin khasaare nafeed balse maleeshiyada ayaa burburisay anteenno ay lahayd shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom. Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan noo soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG