Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Kheyre: "Wali Musuq maasuq baahsan ayaa dalka ka jira"


Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku qabatay kulan ballaaran oo ay ku soo bandhigeysay halka uu marayo dhaqaalaha Soomaaliya.

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre, oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in xukumaddiisu ay dadaal sameysay laakiin weli uu qabo in musuq maasuq baahsan uu ka jiro dalka.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa arrintan ka wareystay wariyeheenna, Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste, oo ku sugnaa goobta Kullanku ka dhacay.

Dhageyso Dowladda oo ka hadashay Musuq maasuqa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00

XS
SM
MD
LG