Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qabow daran oo fara ba'an ku haya Mareykanka


Baraf ka da,ay Minnesota
Baraf ka da,ay Minnesota

Mid ka mid ah qabowgi ugu xumaa muddo sannado ah ayaa todobaadkan garaacay gobollada waqooy iyo qeybo ka mid ah bari dalkan Mareykanka.

Khubarada saadaasha hawada ayaa ka digaya in qabowgan daran uu sii socon doono ilaa billowga sanadka 2018-ka.

Meelaha ugu qabow Mareykanka waxaa ka mid ah Gobolka Minnesota oo hadda jawiga qabowga uu marayo -9 Fahrenheit oo u dhiganta -22 C.

Haddaba wariyaheena Minnesota Maxamud Mascadde ayaa qabowgan ka wareystay, Yaxye Xasan Maxamed oo muddo 16 sana ah ka shaqeynayay Ka hortagga Masiibooyinka Dabiiciga ah ee gobolka Minnesota.

Halkaan ka dhageyso wareysiga oo dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00



XS
SM
MD
LG