Isku xirrada

Ciidamo Weeraray Hoyga C/qeybiid iyo Dowladda oo ka hadashay


Ciidamo hubeysan ayaa duhurkii Sabtida, xilliga Muqdisho, weeraray hoyga Muqdisho uu ka deggan yahay Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdi Qeybdiid, ayaa tilmaamay in loo sheegey in weerarkaasi ay geysteen ciidamo ka amar qaata dowladda Imaaradka Carabta, sida uu yiri. Dhanka kale, wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow, oo VOA la hadlay ayaa isna sheegey in dowladda aysan weerarkaasi ka dambeyn. Qeybtan hoose ka dhageyso wareysiyada Cabdi Qeybdiid iyo Cabdiraxmaan Yariisow.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG