Isku xirrada

Dhacdooyinkii ugu Waaweynaa ee 2017 ee Soomaaliya


Lower Shabelle, Somalia

Dhageystayaal waxaad ku soo dhowaataan barnaamij gaar ah oo aanu dib ugu eegeyno dhacdooyinkii ugu waaweynaa sanadka 2017-ka ka dhacay gudaha Soomaaliya. Waxaa barnaamika noo soo diyaariyay nalaha socodsiinaya Jacfar Kuukaay iyo Caasho Ibrahim.

Haddaba, maxaa casharro ah ayaa laga baran karaa guud ahaan dhacdooyinkii dhacay sanadka 2017-ka. Wariyaheenna Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa su’aashaasi iyo kuwa kaleba dhex dhigay Maxamed Xuseen Caddow oo ka faalooda arrimaha siyaasadda iyo Cabdulqaadir Axmed Nuur oo ah garyaqaan si dhow ula socda arrimaha Soomaaliya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG