Isku xirrada

Cumar Cabdirishiid oo Baaq Udirey Beelo Dagaalamay, 2017-kana Qiimeeyey


Raysul Wasaarihi hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirishiid ayaa baaq udirey beelo ku dagaalamay dhulka hawdka oo sida uu sheegay uu dagaalkoodu soo noqnoqdey, islamarkaasana aan wali xal laga gaarin. Sida oo kale, waxuu Cumar Cabdirishiid ka hadley arragtidiisa ku aadan sanadkan gabagabada ah iyo Soomaaliya.

Isaga oo u waramey Jaamac Buulle Jaamac ayuu uguhoreyn sharaxayaa dagaalka uu baaqa nabadeed kasoo saarey.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG