Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada Qurbajoogta oo ka Hadlay Halista Cudurada Dhimirka


Kulanka Dhalinyarada Virginia
Kulanka Dhalinyarada Virginia

Dhalinyarada soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Virginia ee dalka Maraykanka ayaa todobaadkan soo qabanqaabiyay kulan ballaaran oo ku saabsan wacygalinta cudurada dhimirka iyo halista ay ku hayaan dadka Soomaaliyeed.

Kulankan ayaa loogu talagalay in dhaqaale loogu yabooho xaruumaha caafimaadka ee dhimirka ee Somalia.

Barnaamijka Qurbe ee todobaadkan ayaa arrintaasi oo faahfaahsan ka warramaya eek a dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Barnaamijka Qurbe
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:13 0:00

XS
SM
MD
LG