Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Shirkii Heritage oo la soo Gabagabeeyey


Heritage
Heritage

Magaalada Djibouti waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir weyne ay soo qabanqaabisay Machadka Watatashiga iyo cilmi Baarista ee Heritage.
Shirkaasi ayaa lagu casuumay ilaa 100 aqoonyahan meelo kala duwan oo dunida ah ka yimid.
Wariyeheenna Ramadaan muuse ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Djibouti.

Dhageyso Warbixinta Heritage
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:30 0:00

XS
SM
MD
LG