Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowlada iyo Mucaaraadka oo Ka Hadlay Xariga C/raxman C/Shakur


Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya, Cabdulcaziz Xildhibaan

Bayaan kasoo baxay wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in guriga Cabdiraxman Cabdishakur lagu abaabulayay falal lagu duminayo qarannimada Soomaaliya.

Faah-faahinta warkaan waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaheena Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu ka qaybgalay doorashadii madaxtinnimada ee bishii Febraayo ka dhacday Soomaaliya taasi oo uu ku badiyey Maxamed Cabdullahai Farmaajo.

Doorashadaasi waxa uu Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu ku matalayey xisbiga Wadajir. Madaxa Xisbigaasi Kamaal Dahair Guutaale ayaa waraysi uu siiyey idaacadda isna ku sheegay in goobta hawkgalku ka dhacay ay ahayd xaruntii xisbigiisa. Nuur Bukhaari ayuu u warramay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG