Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho


Qarax

Taliyaha kumeel gaarka ah ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax oo shir jaraa’id Qabtay ayaa sheegay in weerarkaasi uu fuliyay nin soo xirtay waxyaabaha qarxa.

Taliyuhu waxa uu sheegay in ninkaasi uu ka soo baxay cooshado ku yaala ka soo horjeeda iIskool Buluusiya kadibna uu dhex galay Ciidan quraacanayo oo uu isku dhex qarxiyay.

Faah-faahinta warkan waxaa Muqdisho innooga soo dirtay Zeynab Abukar.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG