Sidii warkaba aad ku maqleyseen, waxaa xalay duqeyn cirka ah lala beegsaday saldhigyo ay al-Shabab ku leeyihiin Gobalka Hiiraan.
Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle. Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ayaa aamisan in duqeynta lagu bartimaameedsaday Saldhig Cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
Duqeyntan ayaa ka wareysatay Duqa Degmada Buula-Burte Cabdi Daahir Guure.
Facebook Forum