Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
Miissanaiyadda ayaa haatan u tegi doonta madaxweynaha si uu u saxiixo. Warbixintan waxa inoo haya Xasan Kaafi Qoyste.