Isku xirrada

Heritage oo Ka Warbixiyay Xaaladda Qaxootiga Kasoo Laabtay Dhadhaab


Heritage

Hayada Cilmi Baarista Heritage ee Soomaaliya, ayaa sheegtey in 73,000 oo qaxooti Soomaali ah dib ugu soo laabteen Soomaaliya tan iyo sannadkii 2014-ka.

Warbixin ay soo saartay Hey'addani ayaa lagu shaagay in dadka laga soo celiyey xerayaha qaxootiga ee Dhadhaab ay dhibaatooyin xagga nolosha ku haysato magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo iyo Baydhabo.

Dadkan ayaanan ku laaba karin deegaanada ay kasoo jeedaan sababo la xiriira amaankooda.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ku wareysatay Mahmuud Yusuf Garre oo ka tirsan hayada Heritage.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG