Isku xirrada

Sidee Kooxuhu Isugu Aadeen Koobka Europa League?


UEFA Europa League

Xiriirka kubadda cakta Yurub ee Eufa ayaa ku dhawaaqay isku aadka wareega 32-aad ee koobka Europa League.

Kooxaha ka qeybgalaya wareegaan ayaa qaarkood kasoo haray tartanka koobka Champione League wareegiisii koowaad. Kooxaasi ayaa waxaa ka mid ah kooxda Broussia Dortmund ee dalka Jarmalka oo ay isku dhaceen naadiga Atalanta ee dalka Talyaaniga.

Kooxda Napoli oo heysa hogaanka horyaalka Talyaaniga waxayku dhacday kooxda Napoli RB Leipzig ee dalka Jarmalka. Milan ayaa ku aaday naadiga Ludogorets ee dalka Bulgaria.

Lugta koowaad ee tartankan ayaa la dheeli donaa 15-ka Febraayo ee sanadka soo socda.

Wareeega 32-aad, waxay kooxugu isu arkayaan sidan:

Borussia Dortmund-Atalanta
Nice-Lokomotiv Moscow
FC Copenhagen-Atletico Madrid
AEK Athens-Dynamo Kiev
Celtic-Zenit St Petersburg
Napoli-RB Leipzig
Red Star - CSKA Moscow
Lyon-Villarreal
Real Sociedad-Red Bull Salzburg
Partizan-Viktoria Plzen
Steaua Bucharest-Lazio
Ludogorets-Milan
Astana-Sporting CP
Ostersund-Arsenal
Marseille-Braga.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG