Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay xaalad degdeg ah, waxaana uu maamulka ka dalbaday beesha caalamka gargaar cunto iyo biyo abaaro jira darateed, sidaasi waxaa kusoo warrantay wakaaladdda wararka ee Reuters.
Cawil Maxamed Xirsi, Agaasimaha Gurmadka Deeqaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaan ka wareysanay arrintaas.
Facebook Forum