Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xisbiyada laga diiwaan geliyey Soomaaliya


Baidoa, Somalia
Baidoa, Somalia

Maalintii shalay ayaa Guddiga Madaxabannaan ee Doorashada Soomaaliya waxay bilaabeen diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed, waana markii ugu horraysay ee xisbiyo la diiwaangeliyo muddo tobannaan sano ah.

Maalintii shalay waxaa la diiwaangeliyey ilaa 7 xisbi. Jamaal Axmed Cusmaan ayaa la xiriiray qaar ka mid ah madaxda xibsiyada shalay la diiwaangeliyey, warbixintan ayuuna nooga diyaariyey.

Warbixinta Jamaal Axmed Cusmaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

XS
SM
MD
LG