Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar oo laga xusay mawliidka Nabiga (NNKH)


Egypt mosque attack

Meelo badan oo ka mid ah dalka Masar ayaa waxaa xalay lagu qabtay xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed (Naxariis iyo Nabadgalyo Korkiisa ha ahaatee), todobaad kadib marki kooxo mintidiin ahi ay boqolaal ruux ku dileen weerar ay ku qaadeen masaajid ay leeyihiin dariiqada suufida Masar.

Warbixintan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG