Isku xirrada

War Deg-Deg ah

8 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Boosaaso


Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Bosaaso ee Puntland ayaa sheegaya in ugu yaraan sideed qof ay ku dhaawacmeen miino lagu weeraray gaari ay saaraayeen ciidamada Puntland oo Marayay bartamaha Magaalada.

Wariyeheenna Yuusuf Maxamud Yuusuf ayaa warbixintan Boosaaso ka soo diray.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:09 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG