Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha Premier League ee Galabta iyo Caawa


Les joueurs des Manchester City célèbrent après un but, 9 novembre 2017. (Twitter/Manchester City)
Les joueurs des Manchester City célèbrent après un but, 9 novembre 2017. (Twitter/Manchester City)

Waxaa caawa fiidkii lagu wadaa in ay dhacaan kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ee Premier League.

Kooxda horyaalka hogaamineysa ee Manchester City ayaa kordhin karta dhibacaha ay ka sarreyso kooxda kusoo xigta ee Manchster United, haddii ay caawa garaacdo Southampton.

Ciyaaraha kalana, waxay kooxuhu isugu dhacayaan sidan:

AFC Bournemouth ? - ? Burnley
Arsenal ? - ? Huddersfield Town
Chelsea ? - ? Swansea City
Everton ? - ? West Ham United
Stoke City ? - ? Liverpool

XS
SM
MD
LG