Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Zimbabwe oo war soo saaray


Xisbiga ugu weyn mucaaradka Zimbabwe ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee dalkaasi, inuu burburiyo tiirarkii musuqmaasuq ee maamulkii madaxweyne Mugabe. Sidoo kale hay’adda IMF ayaa sheegtay in dhaqaalaha dalkaasi uu ku jro xaalad aad u adag. wArbixintan kooban waxaa inoo haya Xuseen Barre Adan.

Dhageyso Mucaaradka Zimbabwe oo war soo saarey
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:15 0:00

XS
SM
MD
LG