Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Ayay Soomaalidu u Dhaqataa Geela


Rag la jooga Geel, meel bannaanka ka ah magaalada Muqdisho.

Geela ayaa ka mid ah hantida ugu qaalisan ee ay leeyihiin Soomaalida ku nool dalka hooyo ee Soomaaliya ama Bariga Africa.

Dadka leh geela ayaa si aad ah ugu faana dhaqashadiisa, hase ahaatee xanaanadiisa iyo ilaalintiisa ayaa ah wax aanan sahlaneyn.

Haddaba Wariyaha VOA-da ee gobolbada dhexe Xuseen Xasan Dhaqane ayaa si uu sawir buuxa nooga siiyo dhaqashada geela iyo daruufaha kala duwan ee ay maraan dadka dhaqda geela waxa uu la sheekeystay qaar ka mid ah Geel jirayaal ku sugan degaan in ka badan 100 km u jira magaalada Beledweyne, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG