Isku xirrada

War Deg-Deg ah

WARBIXIN: Mareykanka oo Kordhiyay Weerarada uu Ka Fuliyo Soomaaliya


Qaar ka mid ah ciidamadii Mareykanka ee la geeyay Muqdisho, billoowgi Sagaashanaadki. Wasirka waxaa la qaaday 10-ki December sanadki 1992
Qaar ka mid ah ciidamadii Mareykanka ee la geeyay Muqdisho, billoowgi Sagaashanaadki. Wasirka waxaa la qaaday 10-ki December sanadki 1992

Dowlada Mareykanka ayaa laba laabtay sanadkaan weerarada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee ka dagaalama Soomaaliya.

Ciidanka Mareykanka ka jooga Soomaaliya ayaa sidoo kale sanadkaan la kordhiyay. In ka badan 500 oo askari oo isugu jira ciidamo ka qeyb qaata howlgalada military kuwo talooyin bixiya iyo kuw ka shaqeeya arrimaha farsamada ciidanka ayaa la geeyay Soomaaliya.

Wariyeheenna Xuseen Barre Aaden ayaa warbixintan ku eegaya Duqeynta Mareykanka.

Halkaan ka dhageyso warbixintaan oo faah-faahsan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

Haddaba duqeyntan sii kordheysa ee Mareykanka iyo ciidamada uu kordhiyay ee Soomaaliya maxay uga dhigantahay dagaalkii ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay kula jireen Al-Shabab.

Wariyaheena Caasha Ibrahim Aaden ayaa su’aashaa iyo kuwo kaleba weydiisay agaasimihii hore ee hey’adda Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliya, xildhbaan Axmed Macalin Fiqi.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Xildhibaan Fiqi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG