Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin caqabadaha horyaalla Muuse Biixi?


Muuse Biixi

Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan.

Muuse Biixi ayaa sida uu sheegay guddiga doorashada waxa uu helay 55.19% codadkii la dhiibtay..

Haddaba Maxay yihiin caqabadaha ugu waaweyn ee haatan horyaalla Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi Cabdi, Doorashadiisa ka dib?

Su'aashaas iyo kuwo kale ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar waxa uu weydiiyey Axmed Maxamed Ciise oo Cilmiga Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah, shahaadada sare kaga diyaariya Jaamacad ku taalla dalka Faransiiska isla markaana muddo dheer soo maamulayey xafiiskii madaxweynaha ee dawladdii Daahir Rayaale Kaahin.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG